<link rel="stylesheet" href="https://cdn.plyr.io/3.7.8/plyr.css" />
BETA You're previewing the new Nexus — a work in progress.
Tabaruc
Ku laabo KatalogMBDGo'aan Ka Qaadanayaa Baybalka
MBD

Go'aan Ka Qaadanayaa Baybalka

Baro nidaamka akhlaaqda ee Baybalka oo baro sida Masiixiyiinta ay u qiimeyn karaan dhibaatooyinka si ay u helaan xalalka baybalka.

Watch the trailer

Ku saabsan taxanahan Lessons

Baridayaasha
John M. Frame & Guests
Anshaa'xa
Practical Theology
Kooxda Koorsada
Biblical Ethics
Soo dejiso
Qalabka Koorsada, Academic Packets

Taxanahan waa dib loo naqshaday oo la hagaajiyey sawiro cusub iyo waraysiyo baridayaasha. Daabacaadii hore: 2006

Anshaxa kiristaanka waxaa had iyo jeer loola caayoon jiray oo ay diidanyen kuwa aan rumeynin. Laakiin maanta xataa walee badan oo rumeysanayaa lumiyey cagaha anshaxooda. Intaa waxaa sii dheer, kuwa rumeysanayaa ee doonaya inay si anshaxeed u noolaadaan waxaa badanaa lagu qulubaa xaqiiqada go'aannada anshaxeed ee kakan. Hase yeeshe, iyadoo la siiyo waxbarasho haboon oo ku saabsan nidaamka anshaxa ee Baybalka, kiristaankuna wuxuu baran karaa sida loo qiimeeyo dhibaatooyinka si loo helo xalalka baybalka.

Hadafka taxanaha

  • Sharax nidaamka anshaxa ee Baybalka marka la eego heerarka anshaxeed, hadaf iyo ujeeddo.
  • Sii qalab kuwa rumeysanayaa si ay u fahmaan heerarka baybalka ee lagu dabaqayo dhibaatooyinka casriga ah.

Lessons in this module

  1. 1 Anshaxa BaybalkaWaxaa lagu qeexaa qeexitaanka anshaxa Masiixiyiinta, waxaana baarayaa shuruudaha saddexlaha ah ee camal wanaagsan, waxaana soo bandhigayaa habka saddexlaha ah ee Baybalka u sameeyo go'aamada anshaxa.
  2. 2 Dulucda Caadiga ah: Ilaah iyo EraygiisaWaxaa lagu baaraa awooda Ilaah iyo Eraygiisa ee ku saabsan anshaxa.
  3. 3 Dulucda Caadiga ah: Sifaaha Kitaabka Quduuska ahWaxaa lagu baaraa heerarka ku habboon go'aannada anshaxa iyadoo la baarayo qoraalka ilaha iyo sifaaha Kitaabka Quduuska ah.
  4. 4 Aragtida Caadiga ah: Qaybaha iyo Dhinacyada QorniintaWaxaa lagu baarayaa siyaabaha kala duwan ee qaybaha iyo dhinacyada Qorniinta ay noo gudbiyaan xeerarka Ilaah.
  5. 5 Aragtida Xaaladaha: Waxyahay iyo XaaladDiirada saaraa sida fahamka saxa ah ee xaaladaha uu gacan uga geysan karo inaan fahamno waxyahayga Ilaah.
  6. 6 Dulucyada Xaaladda: U Dhaqaaqida HadafkeenaWaxaa diirada lagu saaraa hadafka guud ee Ilaah uu nagu horumariyay, yacni, guusha iyo tiyaarinta boqortooyadiisa markay cirka ka soo dejeyso oo ay dhulka oo dhan u daboolato.
  7. 7 Dulucyada Xaaladda: Fahamka XaqiiqadaWaxay aqoonsada qaybaha waaweyn ee xaaladda anshaxeed ee aan la kulano dunida casriga ah waxayna sharaxdaa sida qayb kasta uu ula xidhiidho go'aamada anshaxeed ee aan qaadanayno.
  8. 8 Dulucda Wujud: Inimoweynimo WacanWaxaa lagu bartaa aragtida dulucda adoo eegaya xiriirka ka dhexeeya wanaagga iyo wujudkeena oo diirada la saarayo sida wanaaggu ula xiriiro cidda aan nahay.
  9. 9 Dulucda Istawooliska: Ujeedada WacanWaxaa lagu baaraa aragtida Istawooliska ee ku saabsan anshaxa iyadoo la eegayo sida ay ujeedadayada iyo qorshayaashayadu u saameeyaan akhlaaqda go'aannadayada.
  10. 10 Dulucda Wujudka: Doorashada WacanWaxaa lagu bartaa sida ay Masiixiyiintu u gaarayaan go'aamiyada anshaxeed; sida aan u doorano wanaagga.
Diyaar ku ah ARZHENHIIDPTPT-BRPT-PTRUESTEIT10%